Mucaaradka Somaliland oo ku adkeysana qabashada dibadbax xukuumaddu mamnuucday

Xirsi

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaa ku adkaystay inay Sameynayaan dibadbaxyo looga soo horjeedo xukuumadda, iyagoo magacaabay gudi ka kooban 15 xubnood.

Haddaba Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xasan ayaa u waramay Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Mucaaradka Somaliland oo ku adkeysana qabashada dibadbax xukuumadu mamnuucday