Washington —
Maanta waxay ku beegan tahay lix bilood kadib markii uu bilowday dagaalka culus ee ka dhashay weerarkii Ruushku uu ku qaaday dalka Ukraine, iyada oo dagaalkan saameeyey ganacsigii, xaaladaha bani’aadminnimo iyo xiriirrada diblomaasiyadeed ee waddamada caalamka.
Haddaba saamaynta ka timid dagaalkan iyo waxa uu ku dambayn karo ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystaay Dr Afyare Cilmi oo ah madaxa hay’adda cilmi-baarista ee Heritage.
Your browser doesn’t support HTML5