Mugdi ku jira qodobadii ka soo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Waxaa magaalada Muqdisho dhawaan lagu soo geba-gebeeyey kulan ay lahaayeen Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin madaxda maamul goboleedyada, gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo dowladda dhexe.

Qodobada ka soo baxay gebgebadii kulankaas ayaa ahaa kuwo mugdi badani ku jiro, oo aan kala cadeyneyn waxa laga yeelayo muddo xileedka madaxda maamul goboleedyada oo sii dhamaanaya.

Haddaba warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo heysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Mugdiga ku jira qodobadii ka soo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaran