Athens —
Tirada dadka muhaajiriinta ah ee gaaraya dalka Greece ayaa aad u kordhay bilihii dhowaa, ayada oo dad badan oo ka mid ah kuwa gaaraya halkaas ay yihiin Masaari.
Kororkan ayaa lagu warramaya inay ugu wacan tahay dagaalka ka socda magaalada Gaza. Falastiiniyiin badan oo ka qaxaya dagaalka, kuwaas oo u gudbay Masar si ay halkaas uga aadaan Yurub, balse waxaa sii raacaya Masaari badan.
Sahra Ciidle ayaa faah-faahineysa.
Your browser doesn’t support HTML5