Muhiimad intee le'eg ayuu Soomaaliya u leeyahay shirka UK?

Xasan Sheekh

Dalka UK waxaa ka dhacay shir ay yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak, kuwaas oo shirkooda ka soo saaray war-murtiyeed ka kooban afar qodob.

Hadaba shirkan muxuu uga dhigan yahay Soomaaliya, muxuuse kaga duwan yahay shirarkii horey ee Soomaaliya loogu qabtay UK.

Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa su’aashaas iyo kuwo kaleba weydiiyay Cabdi Cumar Cali oo ah falanqeeye ka faalood arrimaha Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Muhiimad intee le'eg ayuu Soomaaliya u leeyahay shirka UK?