Washington —
Dadka Maraykan ah ee asalkoodu qaaradda Asia ka soo jeedo ayaa hadda ah cod-bixiyeyaasha ay tiradoodu ugu korriinka badan tahay, sida laga soo xigtay Xarunta Cilmi-baarista ee Pew.
Sidaas darteed labada murashax ee xilka madaxtinimo ee Joe Biden iyo Donald Trump ayaa arrintaas il gaar ah ku haya.
Wariyaha VOA-da Scott Stearns ayaa warbixintan diyaariyey. Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5