Atlanta —
Mid ka mid ah gobollada ugu qowmiyadaha badan ee Koonfur-bari Maraykanka ayaa ka mid noqon doona kuwa ugu horeeya ee caawa ku dhawaaqi doona natiijooyinka horu-dhaca ah ee doorashada, gaar ahaan magaalada Lawrenceville, ee gobolka Georgia.
Weriyaha VOA Steve Herman ayaa warbixintan ku eegaya sida ay cod tirintu uga socoto Gwinnett, oo ka baxsan magaalada Atlanta. Waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xassan Garabeey Daandureey.
Your browser doesn’t support HTML5