Muqdisho: Ciidamada ammaanka oo qabtay saanad militari

Hub

Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya oo xalay howl-gal ka sameeyay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Benaadir waxayna gacanta kusoo dhigeen hub iyo waxyaabaha qaraxa.

Hubkan iyo qaraxyada ayaa la sheegay qaarkood in ay saarnaayeen gaari, halka inta kalana laga soo saaray guri ku yaalla Muqdisho.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixinyaan goor dhoweyd soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada ammaanka Muqdisho.m4a