Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay goobo ganacsi oo ku yaalla suuqyada magaalada Muqdisho, kuwaasi oo aan wali xiran kaamiradaha qarsoon oo dhowaan ay ku amartay inay ku xiraan ganacsiyadooda.
Goobo ganacsi oo ku yaalla suuqa Bakaaraha iyo suuqa Bacaad ayaa shalay albaabada loo laabay.
Weriyeyaasheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle iyo Cabdulqaadir Samaakab ayaa noo haya.
Your browser doesn’t support HTML5