Muqdisho oo ay kusoo badanayaan shirkadaha ay abuuraan haweenka

Shirkadda Jeegaan

Magaalada Muqdisho oo uu ka socdo dib u dhis ballaaran aya waxaa ku soo badnaya shirkado yaryar oo ay yagleelayaan haweenka, kuwaasi oo ay ku jiraan qaar farsameeya agabka guryaha iyo qurxinta xafiisyada.

Shirkadahaas waxaa ka mid ah shirkadda Jeegaan, oo ay hadda ka hawlgalaan shaqaale isugu jira Soomaali iyo ajaanib.

Wariyaha VOA Cabdicasiis Barrow ayaa xarunta shirkadda booqday, islamarkaana warbixintan kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Muqdisho oo ay kusoo badanayaan shirkadaha ay abuuraan haweenka