Muqdisho: Saraakiil ku eedeysan musuq-maasuq oo maxkamad lasoo taagay

Kiiska musuq-maasuqa

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billaabatay maxkamadaynta qaar ka mid ah saraakiil hoose oo u shaqaysa laanta socdaalka iyo jinsiyadaha ee dawladda federaalka.

Toddobaadkii hore ayaa xeer ilaalinta Soomaaliya waxay eedo musuq-maasuq ah usoo jeedisay 18 ka tirsan saraakiisha dawladda ee ka shaqeeya maaliyadda, canshuuraha iyo socdaalka.

Warbixintan waxaa soo diray Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Muqdisho: Saraakiil ku eedeysan musuq-maasuq oo maxkamad lasoo taagay