Muranka hareeyey doorashada Puntland oo sii xoogeystay

Saciid Deni

Waxaa maalmahan sare usii kacayay muranka doorasho ee hareeyay maamulka Puntland, kadib markii siyaasiyiinta mucaaradka ay cadadis ku saareen madaxweynaha Puntland inuu qabto doorasho la mid ah tii uu isaga ku yimid ee habka xildhibaannada ay odayada soo xulaan.

Laakiin Saciid Dani ayaa ku adkeysanaya inuu qabto doorasho qof iyo cod ah, oo shacabka ay soo xulayaan xildhibaannada matalaya.

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafka iyo caqabadaha ku xeeran doorashada, iyo weliba sida xal loo heli karo.

Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Muranka hareeyey doorashada Puntland oo sii xoogeystay