Muslimiinta oo raba in ay taariikh ka dhigaan Teaneck, New Jersey

Iyadoo Mareykanka ay bisha soo socota ka dhacayso doorashada madaxtinimada, xaafadda caanka ah ee Teaneck ee gobolka New Jersey ee duleedka magaalada New York, ayaa isku diyaarinaysa doorashooyin ka tarjumaya isbeddel ballaaran oo siyaasadda Maraykanka ah.

Magaaladan, oo ay ku nool yihiin in ka badan 40,000 oo Muslimiin ah, ayaa waxaa ka sharaxan laba gabdhood oo Muslimiin ah oo doonaya inay dhigaan taariikh cusub.

Masood Farivar ayaa warkan noo diyaariyay Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Muslimiinta oo raba in ay taariikh ka dhigaan magaalada Teaneck, New Jersey