Muuse Biixi oo wareegto kusoo saaray maalinta doorashooyinka Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray mudadda Cayimidda maalinta la qabanayo doorashooyinka Somaliland.

Dhinaca kale dalladda bulshada rayidka ah ee Somaliland Non-State Actors Forum (SONSAF) ayaa soo dhaweysay Cayimidda doorashada ee madaxweynaha iyadoo Gudigga doorashoyinku u sheegeen VOA inay soo saari doonan liiska codbixiyeyasha rasmiga ah ee Somaliland maalmaha soo socda.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Ku dhawaaqista doorashada Somaliland