Muxuu ka dhigan yahay dagaalka uu ku dhowaaqay madaxweyne Xasan?

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa xalay mar kale ku celiyay balanqaadkiisii ahaa in dagaal buuxa ay dowladdiisa la galeyso maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Madaxweynaha ayaa ballan-qaadkaas ku sheegay hadalkiisii ugu horeeyay tan iyo markii ay Al-Shabaab weerar ku galeen Hotelka Xayaat Magaalada Muqdisho.

Weerarkaas, oo Jimcihii la soo dhaafay billowday 30 saacadood ka bandanna qaatay, ayaa noqonaya kii ugu weynaa ee kooxdu a geysato Soomaaliya tan iyo markii la doortay madaxweynaha bishii May ee sanadkan. Ugu yaraan 21 qof yaa ku dhintay 117 qofna wey ku dhaawacmeen.

Warbixin ku saabsan hadalka madaxweynaha waxaa Muqdisho kasoo dirtay Wariyaha VOAda Seynab Abuukar Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu ka dhigan yahay dagaalka uu ku dhowaaqay madaxweyne Xasan Sheekh?