Muxuu yahay shirka madaxda Afrika uga furmay Nairobi?

Madaxda Midowga Afrika, oo uu shir caalami ah uga furmay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa ka wada-hadlaya xoojinta midnimada, xal u helidda arrimaha cimilada, ammaanka iyo isku dubaridka arrimaha is-dhexgalka qaaradda Afrika.

Shirkan oo ay ka qayb-galayaan madaxweynayaasha ilaa 10 dal oo African ah iyo 51 wasiirada arrimaha dibadda ee qaaradda, ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ah mas’uuliyiinta sarsare ee Qaramada Midoobay.

Wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan Nairobi nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu yahay shirka madaxda Afrika uga furmay Nairobi?