Hargeysa —
Natiijada Imtixaankii fasallada 4-aad ee dugsiyada sare iyo fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe ee Somaliland ayaa maanta looga dhowaaqay magaalada Hargeysa.
Imtixaankan ayaa waxaa u fariistay ku dhawaad 30,000 arday. Haddaba guddoomiyaha guddida Imtixaanaadka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax ayaa uga warramay weriyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Natiijada imtixaanka shahaadiga ee Somaliland oo la shaaciyey