Netherlands: Darawallada Soomaalida ee Takaasida oo urur sameystay

Magaalooyinka waaweyn ee dalka Netherland waxa jira dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed oo ku shaqaysata takaasida Uber-ka.

Dhallinyaradan ayaa waxay sameysteen Ururka Iskaashatooyinka Takaasida Soomaalida. Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil oo dalka Netherlands shaqo u jooga ayaa wareystay gudoomiyaha ururkaas Mubaarik Abshir Calanle oo loo yaqaano Fiyoore.

Your browser doesn’t support HTML5

Netherlands: Darawallada Soomaalida ee Takaasida oo urur sameystay