Nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Copenhagen

Waxaa habeen hore lagu dilay magaalada Copenhagen ee dalka Denmark nin Soomaali ah oo lagu magacaabay Rabiile Shire Xuseen, kaasi oo da’diisu ay aheyd 48 jir.

Booliska Copenhagen ayaa sheegay in ay labo qof u qabteen dilkan oo loo adeegsaday mindi.

Hadaba Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa khadka magaalada Copenhagen kula xiriiray Liibaan Shire Xuseen oo la dhashay marxuumka, kana wareystay dilka.

Your browser doesn’t support HTML5

Nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Copenhagen