Washington —
Khubarada ayaa sheegaya in curiyeyaasha yar yar ee loo yaqaan SMRs, uu dalalka aan hodanka ahayn u keenayo tamar la awoodi karo oo laga dhaliyo Nukliyeerka.
Hase yeeshee waxa ay yihiin SMRs iyo sababta dadka taageerayaa ugu riyaaqsan yihiin waxaa warbixin uu ku sharaxayo ka diyaariyay Henry Wilkins, waxaana inoo soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5