Odayaasha Koonfur Galbeed oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada

Sawir hore oo muujinaya qaar ka mid ah odayaasha Koonfur Galbeed

Odayaasha dhaqanka ee deegaannada maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ka socda deegaanno ka mid ah gobollada Gedo iyo Shabeellaha Hoose.

Dagaal shalay maalintii saddexaad ka dhacay degmada Luuq ee Gedo ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 10 qof, ayada oo tiro kalena ay ku dhaawacmeen.

Faahfaahinta warkaan waxaa Baydhaba ka soo diray Muqtaar Maxamed Ctoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Odayaasha Koonfur Galbeed oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada