Waxaa magaalada Muqdisho laga dareemayaa ololaha doorashada, iyada oo ay dadku si weyn u faaqidayaan.
Aqoonyahanka qaar ayaa qaba afkaar ah in sanadkaan wax badan ay doorashadu ka bedelan tahay kuwii horay dalka uga dhacay, marka la eego meelaha wax laga qiimeynayo, sida uu warbixintaan kusoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.
Your browser doesn’t support HTML5
Ololaha doorashada madaxweynaha oo si weyn looga dareemayo Muqdisho