Jigjiga —
Waxaa magaalada Jigjiga ee caasimada dawlada deegaanka Soomaalida lagu daah-furay ololaha tallaalka lagaga hortagayo cudurka Kansarka ee ku dhaca makaanka afkiisa hore, lana siinayo gabdhaha da'doodu gaartay 14 jirka.
Talaalkan ayaa waxaa muddada uu socdo ka faa'daysan doona gabdho ka badan 53 kun oo da’doodu tahay 14 jir .
Warkan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5