Puntland oo bayaan kasoo saartay wax ka bedelka dastuurka

Madaxweynaha Puntland, Saciid Deni

Madaxtooyada Puntland ayaa xalay xilli dambe soo saartay warsaxaafadeed ku saabsan doodda dastuurka Soomaaliya ee ka socota baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxtooyada Puntland ayaa sheegtay inaanay u hoggaansami doonin meel-marinta wax ka bedelka dastuurka, iyaga oo ku tilmaamay in nidaamka uu hadda u socdaa inuu yahay dastuur cusub oo hal daraf uu soo qortay.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo bayaan kasoo saartay wax ka bedelka dastuurka