Puntland oo dib u billowday akadeemiyada culuumta kalluumeysiga badda

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland, Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa

Dowlad goboleedka Puntland ayaa dhawaan dib u billowday akadeemiyadda culuumta kalluumeysiga badda.

Akaadeemiyaddan ayaa hadda lagu billaabay 40 arday, waxaana kaalinka qaadan doonta Jaamacadda Bariga Africa ee magaalada Boosaaso.

Wariyaha VOA-da ee Boosaaso Yuusuf Maxmuud Yuusuf ayaa arrintan ka wareystay Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland, Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo dib u billowday akadeemiyada culuumta kalluumeysiga badda