Puntland oo ka Cabatay Qeybinta Deeqaha Waxbarashada

  • Abdulaziz Osman
Eeddan Maamulka Puntland uu u jeediyey Wasaaradda Waxbarashada ee DKMG ee Somalia ayaa DKMG ahi iska fogeysay

Eeddan Maamulka Puntland uu u jeediyey Wasaaradda Waxbarashada ee DKMG ee Somalia ayaa DKMG ahi iska fogeysay oo sheegtay in aanay ogeyn wax isdaba maris ah oo bixinta deeqaha waxbarasho la xiriira.

Dhinaca kale, arday ka timid Somaliland oo hadda ku sugan magaalada Muqdisho ayaa iyaguna cabasho ka muujiyey sida DKMG ay wax uga qaban la'adahay helida deeqahaas, iyaga oo imtixaanadii loogu tartamameyna ku gudbay.

Warbixin iyo wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.