Puntland oo nasiib darro ku tilmaamtay go'aanada shirkii Golaha Wadatashiga

Deni

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa nasiib daro ku tilmaamay go’aanka ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee shalay lagu soo geba-gebeeyay Muqdisho.

Madaxdan ayaa ku heshiiyay qorshaha geedi socodka bilaabista doorasho qaran oo qof iyo cod ah, oo lagu sii billaabayo bilaha June iyo September ee sanadkan 2025-ka Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka.

Warbixintan waxaa Garowe ka soo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo nasiib darro ku tilmaamtay go'aanada shirkii Golaha Wadatashiga