Soomaalida degan gudaha Kenya ayaa si weyn uga ganacsada qaadka, iyagoo sidoo kale dibedda u dhoofiya
Soomaalida degan dalka Kenya ayaa si weyn uga ganacsada qaadka, waxayna qaadka u dhoofiyaan daafaha dunida.
Soomaalida ku nool magaalada Nairobi, gaar ahaan Eastleigh ayaa si xilliga uu qaadka galabtii soo dhaco laga dareemaa jawi aad u kacsan, waxayna dadku ku uruuraan xarumaha qaadka lagu soo dajiyo.
Dhinaca kale, ganacsatada qaadku waxay qaad fara badan u dhoofiyaan dalalka dibedda gaar ahaan, Australia, Europe.
Warbixin ka hadlaysa qaadka qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.