Tehran —
Hogaamiyayaasha Islaamiga ah ee Iran ayaa u fadhiya shan maalmood oo baroodiiq ah oo loogu tacsiyadaynayo Madaxweynihii Iran Ebrahim Raisi oo shil diyaaradeed ku dhintay Axaddii.
Hase yeeshee dhinaca kale dad badan oo Iiraaniyiin ah oo ka soo horjeeda maamulka Jamhuuriyadda Islaamiga ayaa u dabaaldegay geerida Raisi gudaha, dibadda dalka iyo baraha bulshada.
Warbixin uu qoray wariyaha VOA-da Michael Lipin. Waxaa soo koobaya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5