Canada: Isbitaallo qarka u saaran inay u xirmaan shaqaale la'aan

Shaqaala yari ka taagan Isbitaallada qaar ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa sababtay in ay wax iska baddelaan qaabka ay u shaqeynayeen, halka qaarkoodna la sheegay inay qarka u saaran yihiin inay xirmaan.

Gobolka Ontario ee dhibaatadan laga soo sheegayo waxaa deggen Soomaalida ugu badan ee Canada.

Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray Toronto.

Your browser doesn’t support HTML5

Isbitaallada Canada qaarkood oo qarka u saaran inay u xirmaan shaqaale la'aan.mp3