Mandera —
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay maqaayad cunto oo ku taalla magaalada Mandera ee Waqooyi Bari Kenya maanta, sida uu sheegeen goobjooge iyo warbaahinta Kenya.
Weriyahayaga Maxamed Faarax Shire ayaa qaraxan ka waraystay Ibraahim Aliyo “Ibrahim Happy” oo ah wariye ku nool magaalada Mandera.
Your browser doesn’t support HTML5