Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Boosaaso

Boosaaso

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa galabta ka dhacay magaalada Boosaaso kaasi oo ay waxyeelo kasoo gaartay dad isugu jira askar iyo shacab. Mas’uuliyadda qaraxan waxaa sheegtay ururka Al-Shabaab.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warabixintan nooga soo dirtay magaalada Boosaaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Boosaaso