Qareenada Somaliland oo soo dhaweeyey wareegto kasoo baxday madaxweynaha

Muuse Biixi

Ururka Qareenada Somaliland ayaa soo dhaweeyey wareegto Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ka soo saaray arrimaha kufsiga taasi oo uu ku amray in kaliya fal dambiyeedka kufsiga lagu dhameyn karo maxkamadaha sharci ee awoodda u leh, iyadoo meesha laga saaray wadiiqooyinkii dhaqanka ee lagu xalin jiray arrimaha kufsiga.

Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka waraystay xoghayaha Ururka Qareenada Somaliland Xuseen Maxamud Fadal, waxaanu waydiiyey waxa ay ka dhigan tahay wareegtada madaxweynuhu soo saaray?

Your browser doesn’t support HTML5

Qareenada Somaliland oo soo dhaweeyey wareegto kasoo baxday madaxweynaha