Nairobi —
Qiimaha sarifka lacagta dollarka ayaa aad hoos u dhacay dalka Kenya ayadoo qiimaha shilinka Kenya uu dib usoo kabanayo.
Haddaba, waxa sababay hoos u dhaca qiimaha lacagta dollarka ayaa Khadar Maxamuud Xareed waxa uu ka waraystay Cumar Ibraahim Xuseen oo ka mid ah mas’uulyiinta ganacsatada Soomaalida ee Kenya.
Your browser doesn’t support HTML5