Khasaaraha dabkii suuqa Hargeisa oo lagu qiyaasay $2 bilyan

Suuqa Waaheen ee Hargeysa.

Guddiga uu madaxweynaha Somaliland u magacaabay gurmadka iyo taakuleynta suuqa waaheen ee magalada Hargiesa ayaa warbixin hordhac ah ku sheegay inuu khaasaraha maaliyadeed ee ka dhashay dabkaasi uu gaarayo 2 bilyan oo doollar.

Warkan waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Khasaaraha dabkii suuqa Hargeisa oo lagu qiyaasay $2 bilyan