QM oo shaacisay tirada rayidka ku dhintay dagaalka Gaza

Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaadday tirada dadka rayidka ah ee ku dhintay Dagaalka Gaza iyo xadgudubyada ka dhanka ah sharciyada caalamiga ah ee halkaas ka dhacay.

Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Jimce ah sheegay in ku dhawaad 70% dadka ku dhintay dagaalka Gaza ay yihiin haween iyo caruur, taasi oo muujineysa ku tumasho joogto ah oo lagu sameeyay mabaadi'da aasaasiga ah ee sharciga bani’aadannimada caalamiga ah.

Warbixin ay wakaaladda wararka ee Reuters ka qortay arrintn waxa inoo soo koobaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

QM oo shaacisay tirada rayidka ku dhintay dagaalka Gaza