QM oo sheegtay in 80,000 oo qof ay ka barakaceen Laascaanood

Laascaanood

Mas’uuliyiinta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay in dad ka badan 80 kun oo qof ay ka qaxeen colaadda ka taagan magaalada Laascaanood.

Dadka ayaa u qaxay degaannada ka baxsan magaalada, waxaana ay dadku sheeganayaan duruufo adag oo nololeed inay lasoo deristay.

Cabdikariim Olol ayaa warbixintan kasoo diray Laascaanood.

Your browser doesn’t support HTML5

QM oo sheegtay in 80,000 oo qof ay ka barakaceen Laascaanood