Muqdisho —
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay lagu soo gagabeeyay shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed, kaasoo looga hadlayay ka hor tagga fikirka xagjirnimada iyo waxa diinta Islaamka ay ka qabto.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, oo halkas ka hadlay ayaa sheegay in culimada ay door weyn ku leeyihiin dowladnimada, islamarkaana ay dhisayaan hay’adda culimada Soomaaliyeed.
Waxaa faah-faahinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.
Your browser doesn’t support HTML5