Washington —
Billy, oo ah arday 16 jir ah oo dhigta dugsiga sare ee tuulo ku taal koonfurta Maraykanka, waa mid ka mid ah kumanaan caruur ah oo waalidiintooda lagaga reebay xuduudda Maraykanka iyo Mexico, iyada oo la raacayo siyaasaddii xakamaynta socdaalka madaxweynihii hore Donald Trump.
Lix sano kahor, Billy aabbihii waxaa loo sheegay in wiilkiisa la siinayo qoys korsada, waana xusuus cabsi leh oo weli qoyskaas ku taagan, hadaba side ayay doorshadan u samayn kartaa?
Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee AP waxaa inoo faahfaahinaya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5