Waa qeybtii Afraad ee barnaamijyo taxana ah. Qeybtana waxay ka hadlaysaa isbeddelka waxbarashada iyo doorka qurbo-joogtu ku leeyihiin
Waa qeybtii Afraad ee barnaamijyo taxana ah oo lamagac baxay doorka qurbo-joogta ee arrimaha Somalia.
Qeybtana waxay ka hadlaysaa isbeddelka mahajyada waxbarashada ee Somalia iyo doorka qurbo-joogtu ku leeyihiin.