Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka wada Geneva

Rooble oo ku sugan Geneva

Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kaga qeybgalaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland shir ku saabsan xaaladda abaaraha ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xalay la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Switzerland.

Wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa la xiriiray Wariye Mustaf Bashiir Goobdoon, ugu horreyna waxaa uu sharaxayaa safarka Ra’iisul Wasaare Rooble.

Your browser doesn’t support HTML5

Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka wada Geneva