Ra'iisul Wasaare Xamza oo booqday degmada Aadan Yabaal

Xamza Aadan Yabaal

Xamza Aadan Yabaal

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta booqday magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo toddobaadkii hore ay qabsadeen ciidamada dawladda.

Aadan Yabaal ayey aheyd xarunta ugu weyn ee Al-Shabaab ay kaga sugan yihiin gobolka Shabeellaha Dhexe, oo hadda intiisa badan laga saaray.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Ra'iisul Wasaare Xamza oo booqday degmada Aadan Yabaal