Georgie Kapchits oo ah weriye ka tirsan idaacadda codka Russia ayaa wareysiga VOA la yeelatay wuxuu ku ka hadlay dareenka ay dadka Ruushku ka bixinayaan qorshaha uu raisal-wasaare Vlademir Putin uu ku dooonayo inuu mar kale noqdo madaxweynaha Ruushka.
Madaxweynaha imika tallada haya Dmitry Medvedev ayaa Sabti soo jeediyay in Putin uu u ordo jagada madaxtinimada doorashada bisha March ee soo socota, iyadoo soo jeedintaasina uu aqbalay Mr Putin.
Dhageyso wareysiga Weriye Georgei uu ku falanqeynayo qorshaha Putin.