Reer Galbeedka oo Imaaraadka uga digaya arrimo ay ku lug leedahay

Mohammed bin Zayed al-Nahayan

Dowladaha Mareykanka, Britain iyo Midowga Yurub ayaa sheegay in ay si wadajir ah cadaadis u saari doonaan dalka Imaaraadka Carabta, si ay Abu Dhabi u joojiso agabka ay u dhoofiso Ruushka.

Dhinacyadan ayaa ka cabsi qaba in agabkan qaarkiis loo adeegsan karo inuu Moscow ka caawiyo dagaalka ay ka waddo dalka Ukraine.

Warbixintan waxaa magaalada London kasoo diray Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Reer Galbeedka oo Imaaraadka uga digaya arrimo ay ku lug leedahay