Ra'iisal Wasaaraha ayaa sheegay in shirkii maanta dhacay afar qodob culayska lagu saaray, kuwaas oo la xiriira kaabayaasha dhaqaalaha.
Qodobadan ayaa kala ah Biyaha, Tamarta, Waddooyinka, iyo Adkaysiga dadka.
Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.