Maxaa kasoo baxay shirkii saamileyda siyaasadda Puntland?

Saamileyda Puntland

Madaxweynaha Puntland, ururada siyaasadda iyo guddiga doorashooyinka oo xalay kulan ku yeeshay Garoowe ayaa isku afgartay arrimo ay kamid yihiin magacabista Maxkamadda dastuuriga iyo Maxkamadda sare.

Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garoowe kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbxinta Garoowe.mp3