Saddex qof oo biyo la'aan darteed ugu dhintay Jubada Hoose

Kismaayo

Deegaanada Jubada Hoose qaarkood ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto biyo la’aan baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada.

Wararka ayaa sheegaya in biyo la’aanta darteed ay u dhinteen illaa saddex qof, waxaana soo kordhaya qeyla dhaanta iyo baaqyada ku aadan in dadkaasi gurmad lala gaaro.

Faafaahinta warkan waxaa Kismaayo ka soo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Saddex qof oo biyo la'aan darteed ugu dhintay Jubada Hoose