Gaza —
Dagaalka u dhexeeya Israel iyo Xamaas ee ka socda Marinka Gaza ayaa hadda galay sannad, taasi oo ah mid aan horey loo sii daadaalinin billowgii dagaalka.
Muddadii sanadka ahayd ee uu dagaalka Gaza socday, waxaa ku dhintay kuna dhaawacmay kumanaan shacab ah, waxaana ku barokacay kumanaan kale.
Haddaba, ma la filayay in dagaalka Gaza uu soo gaaro xilligan, maxaa laga baran karaa, halkeese ayuu ku dambeyn karaa? Su’aalahaasi iyo kuwo kale ayay Caasha Ibrahim Aden weydiiysay Dr. Xasan al-Basri oo ah cilmi-baare ka tirsan jaamacadda Axqaf ee dalka Yemen.
Your browser doesn’t support HTML5