Saylici oo sheegay inuu taageerayo urur siyaasadeedka Barwaaqo

Saylici

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, oo muddo dheer ka mid ahaa xisbiga talada haya ee Kulmiye, ayaa sheegay inuu taageeri doono Urur -siyaasadeedka Barwaaqo doorashada soo socota ee u muddaysan 13-ka November 2024-ka, taasoo noqonaysa doorashadii afraad ee madaxtooyada oo toos ah tan iyo sannadkii 2003-dii.

Wariyaha VOA-da Hashim Sheekh Cumar Goth oo wareysi la yeeshay Saylici ayaa ugu horeyn weydiiyay sida u u arko doorashada madaxtinimo ee Somaliland.

Your browser doesn’t support HTML5

Saylici oo sheegay in doorashada uu taageerayo urur siyaasadeedka Barwaaqo