Shacab ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Qalimow, Sh/Dhexe

Sawir keyd ah oo muujinaya gaari la qarxiyey

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay, tiro kalana wey ku dhaawacantay ka dib markii miino waddada dhinaceeda la galiyay ay la qaraxday gaari ay dad shacab ah la socdeen meel oo u dhow degaanka Qalimow ee gobalka Shabeellaha dhexe.

Wariyaha VOA ee Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane ayaa gudoomiyaha Balcad Qaasim Cali Nuur ka wareystay khasaaraha shacabka soo gaaray.

Your browser doesn’t support HTML5

Shacab ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Qalimow, Sh/Dhexe